WARARKA
Agaasimaha Guud ee wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb galay Shirka wadatashiga maalgashiga Webiga.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifaatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa ka qeyb galay kulan...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS xoojinta xiriir labada dal kala hadlay dhiggiisa Yemen.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa khadka taleefoonka kula...
Taliyaha Ciidanka Xoogga oo qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee Afrika.
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo.
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS,...
Wasiir Maareeye oo xarunta wasaaradda ku soo dhoweeyay agaasimaha gobolka ee Hay’adda IFAD.
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee JFS,Xil. Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa xarunta dhexe ee Wasaaradda ku soo dhaweeyay Agaasimaha Gobolka ee IFAD...
Iran oo hanjabaad u dirtay Mareykanka.
Wasiirka arrimaha dibadda Iiraan, Cabbaas Araqchi, ayaa sheegay in haddii dagaalku sii socdo, ciidamada Iiraan ay beegsan doonaan “bartilmaameed kasta oo Maraykan ah oo...
Uganda oo ku dhawaaqday inay ciidamadeeda Soomaaliya kala bixi doonto Agoosto 2027.
Taliyaha Ciidamada Difaaca Uganda, Jeneraal Muhoozi Kainerugaba, ayaa sheegay in Uganda ay si buuxda ciidamadeeda uga saari doonto Soomaaliya 1-da Agoosto 2027.Kainerugaba ayaa arrintan...
Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweynihii hore Cabdullaahi Yuusuf.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa xalay ka qayb galay munaasabad lagu daahfuray xusuus-qorka Madaxweynihii hore ee Soomaaliya,...
Taliyaha ciidanka XDS oo tababar u soo xiray ciidan ka tirsan Kumaandoosta Danab.
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo uu wehliyo Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida, G/Sare Xasan Cali...
R/Wasaare Ku Xigeenka Dalka oo daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee Soomaaliya ee 2026-2030.
R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee gudaha dalka Soomaaliya ee 2026-2030 iyo bandhigga sheeko muuqaal filimeed laga...

