WARARKA
Fadhigii Golaha Shacabka oo maanta Baaqday
Waxaa maanta baaqday fadhiga ay yeelan lahaayeen xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaddib markii roobab ka da’ay...
Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada Urur-Goboleedka IGAD.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qayb galay Kalfadhiga 74-aad...
Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal.
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta...
Xuutiyiinta oo sheegtay inay la wareegeen jasiirado u dhow Geeska Afrika
Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay inay la wareegeen jasiiradaha Hanish ee u dhow Geeska Afrika.
Eritrea iyo Yemen ayaa muddo...
DFS oo war ka soo saartay shidaal qodista ka bilaabanaysa dalka.
Wasiiru dowladaha Xukuumadda Soomaaliya Cali Cumar ayaa qoraal uu ku daabacay Bartiisa X ku sheegay in ololaha ugu horreeya ee qodista shidaalka badda Soomaaliya...
Agaasimaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo shir guddoomiyay kulan muhiim ah.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdulkadir Cali ayaa shir guddoomiyay kulan muhiim ah oo looga hadlay dardargelinta hindisaha...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Hoggaanka Guud ee Dhaqanka Koonfur Galbeed.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa kulan...
Wasiirka Gaashaandhigga oo ka tacsiyeeyay geerida taliyihii hore ee Danab iyo TurkiSom.
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ahmed Moallim Fiqi, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelka, qaraabada, iyo guud ahaan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed,...
Olole iyo kulamo siyaasadeed oo xoogan oo ka socda Baydhabo.
Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa haatan noqotay goob ay ka socdaan kulamo siyaasadeed oo iska soo horjeeda iyo olole xooggan, kuwaas oo...
Fiqi oo war ka soo saaray ciidanka Faderaalka ee ku sugan Puntland
Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa si cad u faahfaahiyay doorka dowladda Federaalka ee la dagaallanka kooxaha argagixisada ah, gaar ahaan...

