WARARKA

Fadhigii Golaha Shacabka oo maanta Baaqday

Waxaa maanta baaqday fadhiga ay yeelan lahaayeen xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaddib markii roobab ka da’ay...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada Urur-Goboleedka IGAD.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qayb galay Kalfadhiga 74-aad...

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal.

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta...

Xuutiyiinta oo sheegtay inay la wareegeen jasiirado u dhow Geeska Afrika

Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay inay la wareegeen jasiiradaha Hanish ee u dhow Geeska Afrika. Eritrea iyo Yemen ayaa muddo...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo la kulmay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya.

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdullahi Sheikh Ismail (Fartaag) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda China u fadhiya Soomaaliya, Mudane...

Itoobiya oo Xirtay 138 Qof oo lagu eedeeyay Argagixiso iyo Carqaladeyn Doorashooyinka.

Hay’adda Sirdoonka iyo Ammaanka Qaranka ee Itoobiya ayaa shaacisay in ay xirtay 138 qof oo looga shakisan yahay inay xiriir la leeyihiin kooxo argagixiso...

Wasiirka Cadaalladda iyo Arrimaha Dastuurka oo guddoomiyay shir muhiim ah.

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda, kaas oo diiradda...

Xoghayaha cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo xilka la wareegay.

Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda Mudane Yuusuf Cali Maxamed iyo Xoghayihii hore Mudane...

Shirweynihii Baarlamaannada Adduunka oo lagu soo gebo-gebeeyay Turkiga.

Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Aduunka ee ka socday Magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya ku matalayey wafdi...

Ciidamo Cusub oo la geeyay Jowhar iyo Hirshabeelle oo war ka soo saartay.

Wasiirka Amniga ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Maxamed Cabdiraxmaan Kheyre, ayaa faahfaahin ka bixiyay ciidamada cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ay geysay magaalada Jowhar, isaga...