WARARKA
Fadhigii Golaha Shacabka oo maanta Baaqday
Waxaa maanta baaqday fadhiga ay yeelan lahaayeen xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaddib markii roobab ka da’ay...
Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada Urur-Goboleedka IGAD.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qayb galay Kalfadhiga 74-aad...
Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal.
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta...
Xuutiyiinta oo sheegtay inay la wareegeen jasiirado u dhow Geeska Afrika
Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay inay la wareegeen jasiiradaha Hanish ee u dhow Geeska Afrika.
Eritrea iyo Yemen ayaa muddo...
Wasiirka amniga oo tababar u soo xiray Askar Daraawiish ah.
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa galabta si rasmi ah u soo xiray tababar loo qabtay...
Taliyaha CXD oo socdaal dhulka ah ku gaaray deegaano ka tirsan gobolka Baay.
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed XDS, ayaa socdaal dhulka...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Muqdisho ka furtay shir ay ka qeyb galayaan bulshada rayidka iyo beesha caalamka
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS ayaa maanta ku daahfureyso caasimadda Muqdisho Madasha Qaran ee Isku-duwidda Xasillinta.
Madasha oo 2 maalin ah...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Muqdisho ka dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta waxbarashada dalka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta oo lagu horumarinayo...
Ciidamo Xooggan oo gaaray Jowhar kadib safar dhulka ah oo ay ugu baxeen Muqdisho
Ciidamo ka tirsan Milateriga Somalia ayaa xalay gaaray magaalada Jowhar, kadib safar dhulka ah oo ay maalin ka hor kaga soo ambabaxeen caasimadda Mogadishu.
Ciidamadan...
Wasaarada beeraha oo Muqdisho ku qabatay kulan ku aaddan caqabadaha Beeraleyda haysta.
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee JFS, Xil. Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa shir guddoomiyay kulan wada tashi ah oo ka dhacay xarunta dhexe...

