WARARKA
Fadhigii Golaha Shacabka oo maanta Baaqday
Waxaa maanta baaqday fadhiga ay yeelan lahaayeen xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaddib markii roobab ka da’ay...
Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada Urur-Goboleedka IGAD.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qayb galay Kalfadhiga 74-aad...
Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal.
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta...
Xuutiyiinta oo sheegtay inay la wareegeen jasiirado u dhow Geeska Afrika
Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay inay la wareegeen jasiiradaha Hanish ee u dhow Geeska Afrika.
Eritrea iyo Yemen ayaa muddo...
Soomaaliya iyo Cumaan oo xoojinaya Iskaashiga Maalgashiga Istiraatiijiga ah.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan heer sare ah kula yeeshay magaalada Muscat...
Taliyaha Ciidanka Xoogga oo booqday fariisimaha CXD ay ku leeyihiin magaalada Waajid ee gobolka Bakool.
aliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa booqday fariisimaha Ciidanka Xoogga Dalka ay ku leeyihiin magaalada Waajid ee gobolka Bakool.Wafdiga...
Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay xafladda caleema saarka Ugaas Cabdirisaaq Faracadde.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad dhaqan oo lagu caleemo-saarayay Ugaas Cabdirisaaq Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi...
Xiisad ka taagan xabbad joojinta Israa’iil iyo Lubnaan.
Maalmihii ugu dembeeyey tan iyo markii uu Donald Trump ku dhawaaqay in muddo saddex toddobaad ah oo lagu kordhiyay xabbad-joojinta u dhexaysa Israa’iil iyo...
Boliiska Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kawada hadlay xoojinta iskaashiga labada ciidan.
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa dalka Jabuuti kulan kula yeeshay saraakiil sare oo ka tirsan Ciidanka Carabinieri ee dowladda...
Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee KGS oo qaabilay guddoomiyaha Urur siyaasadeedka SINCAD.
Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Kullan la yeeshay Guddoomiyaha Urur siyaasadeedka SINCAD, Mudane Maxamuud...

