WARARKA
Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal.
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta...
Xuutiyiinta oo sheegtay inay la wareegeen jasiirado u dhow Geeska Afrika
Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay inay la wareegeen jasiiradaha Hanish ee u dhow Geeska Afrika.
Eritrea iyo Yemen ayaa muddo...
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐈𝐑𝐂 𝐨𝐨 𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫 𝐤𝐮 𝐒𝐚𝐚𝐛𝐬𝐚𝐧 𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐃𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫𝐠𝐚𝐫𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐅𝐚𝐭𝐚𝐡𝐚𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Hay’adda International Rescue Committee (IRC), ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay...
Soomaaliya iyo Kuuriyada koofureed oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriyada koofureed u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid...
Mad-madow soo kala dhex galay Pakistan iyo Mareykanka
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in Pakistan ay door "aad u wanaagsan" ka qaadatay dhexdhexaadinta dagaalka u dhexeeya Iran iyo Iraq, isla markaana...
Trump oo Soomaaliya ku daray liiska dalal wajahaya khatar amni
Dowladda Maraykanka ayaa muujisay walaac ku saabsan faafitaanka kooxaha mintidiinta ee xagjirka ah ee ka howlgala Galbeedka Afrika, gaar ahaan gobolka Saaxil iyo harada...
Maleeshiyaad ka tirsan AS oo lagu dilay G/Sh/Dhexe
Ciidamada Kumaandooska Danab ee dowladda Soomaaliya, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Gomboole ee gobolka Shabeellada Dhexe, kaas oo lagu beegsaday maleeshiyaad ka tirsan...
Taliye Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo gaaray Baydhabo
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa goordhaw gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay.
Ujeedka safarka Taliyaha Ciidanka XDS, Gen. Ibraahim...
Wasaaradda Gaadiidka oo ka dalbaday isbedel muuqda dhammaan hay’adaha ka shaqeeya Garoonka Aadan Cadda
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS Maxamed Faarax Nuux ayaa digniin adag u diray shirkadaha diyaaradaha iyo dhammaan hay’adaha ka shaqeeya gudaha garoonka...
Mucaaradka iyo DFS oo maanta ku kulmaya xeyndaabka Xalane
Waxaa maanta xeyndaabka Xalane ka qabsoomaya kulan gaar ah oo u dhaxeeya M/weyne Xasan Shiikh iyo xubno metalaya mucaaradka ee Golaha Mustaqbalka.Kulanka oo Isha...

