WARARKA

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal.

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta...

Xuutiyiinta oo sheegtay inay la wareegeen jasiirado u dhow Geeska Afrika

Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay inay la wareegeen jasiiradaha Hanish ee u dhow Geeska Afrika. Eritrea iyo Yemen ayaa muddo...

Soomaaliya iyo Kuuriyada koofureed oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriyada koofureed u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid...

Wasaaradda Caafimaadka oo soo bandhigtay khasaaraha ka dhashay howlgalka hubka dhigista ee Muqdisho.

Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixin rasmi ah ka soo saartay dhaawacyada iyo dhimashada ka dhalatay howlgalkada hub ka dhigista ee Ciidamada Amniga...

Madaxweynaha JFS oo Danjire Salaad Cali Jeelle u magacaabay Lataliyaha Sare ee Madaxweynaha.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo mudnaan gaar ah siinaya xoojinta howlaha talo-bixinta, qorsheynta, isku-dubbaridka iyo horumarinta, ayaa Mudane Danjire Salaad...

Madaxweynaha JFS oo magacaabay Taliyaha Taliska Taakuleynta Ciidanka XDS.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Hassan Sheikh Mohamud, ayaa S/Guuto Maxamed Maxamuud Xasan Garabay u magacaabay Taliyaha...

Booliska Banaadir oo Shaaciyay Howlgal Lagu Baadi-goobayo Hub Sharci-darro ah.

War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ay bilaabeen...

Dagaal Beeleed ka Socda Duleedka Baydhabo.

Wararka naga soo gaaraya duleedka magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in maalintii labaad uu halkaasi ka socdo dagaal u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed oo isku...

Danjiraha Soomaaliya ee Geneva oo Ka Qaybgalaya Doodaha Heerka Sare ee Shirweynaha Shaqaalaha Caalamiga ah.

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Xarunta Qaramada Midoobay ee Geneva, Marwo Khadra Ducaale, ayaa sii wada ka qaybgalka firfircoon ee doodaha iyo kulamada...