WARARKA

Soomaaliya iyo Kuuriyada koofureed oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriyada koofureed u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid...

Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo war ka soo saaray doorashada ku celiska ah ee Galmudug.

Shir jiraa'id oo gelinkii dambe ee maanta xarunta Guddiga ku qabtay Afhayeenka Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo...

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka oo kormeer shaqo ku tegay difaacyada hore ee CXD.

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada...

Uganda oo sheegtay in ciidamadeeda aysan faragelin doonin siyaasadda gudaha Soomaaliya.

Dowladda Uganda ayaa shaacisay in ciidamadeeda ku sugan Somalia aysan wax lug ah ku yeelan doonin arrimaha siyaasadda gudaha dalka, iyagoo ku adkeystay in...

Madaxweyne Cirro oo la filayo inuu booqasho ku tago Israa’iil.

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa lagu wadaa inuu toddobaadka soo socda booqasho rasmi ah ku tago Israel, halkaas oo uu kula kulmi...

Kulan looga hadlayay ilaalinta carruurta ee ka hortagga colaadaha hubeysan oo lagu qabtay Muqdisho.

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Yuusuf Cali Maxamed, ayaa shir-guddoomiyay kulan looga hadlayay xoojinta ilaalinta carruurta Soomaaliyeed iyo ka hortagga in loo...

Danjiraha JFS ee Sacuudiga oo la kulmay Xoghahaya Guud ee Golaha Iskaashiga Khaliijka.

Danjiraha Dowladda Soomaaliya u fadhiya Boqortooyada Sacuudiga, Mudane Maxamed Aamiin Sheekh Cusmaan, ayaa maanta magaalada Riyaad kula kulmay Xoghayaha Guud ee Golaha iskaashiga Khaliijka,...

Wasaaradda Caafimaadka oo soo bandhigtay khasaaraha ka dhashay howlgalka hubka dhigista ee Muqdisho.

Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixin rasmi ah ka soo saartay dhaawacyada iyo dhimashada ka dhalatay howlgalkada hub ka dhigista ee Ciidamada Amniga...

Madaxweynaha JFS oo Danjire Salaad Cali Jeelle u magacaabay Lataliyaha Sare ee Madaxweynaha.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo mudnaan gaar ah siinaya xoojinta howlaha talo-bixinta, qorsheynta, isku-dubbaridka iyo horumarinta, ayaa Mudane Danjire Salaad...