WARARKA

Soomaaliya iyo Kuuriyada koofureed oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriyada koofureed u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid...

Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo war ka soo saaray doorashada ku celiska ah ee Galmudug.

Shir jiraa'id oo gelinkii dambe ee maanta xarunta Guddiga ku qabtay Afhayeenka Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo...

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka oo kormeer shaqo ku tegay difaacyada hore ee CXD.

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada...

Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka oo la kulmay u qeybsamaha Arrimaha Difaaca ee safaaradda Masar ee Soomaaliya.

Taliyaha Ciidanka XDS, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la qaatay U-Qaybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Jamhuuriyadda Carabta Masar ee Soomaaliya S/Guuto Ahmed Fathi...

Dowladda Soomaaliya iyo hay’adda FAO oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dhinac.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa qaabilay wafdi ay hoggaamineyso Madaxa Barnaamijyada...

NISA iyo ciidanka deegaanka Shabeellada hoose oo fashiliyay qaraxyo ay maleegayeen AS.

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo garabsanaya ciidamada deegaanka ayaa howlgal qorsheysan ku fashiliyay walxo kiimiko ah oo loo adeegsan lahaa samaynta...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga ka jaray mashaariic laga hirgaliyey Hirshabeelle, kuwa kalena dhagax dhigay.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta si diirran loogu soo dhoweeyey magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad...

Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo maanta la wareegay xilka maamulka koofur galbeed.

Waxaa maanta si rasmi ah xilka Hoggaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed ula wareegay Hoggaamiyaha la doortay ee Koonfur Galbeed Mudane Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo hadda gaaray magaalada Jowhar.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow gaaray magaalada Jowhar ee Caasimadda maamul goboleedka Hirshabeelle.Madaxweynaha ayaa waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay madaxweynaha...