WARARKA
Xuska 14-ka Oktoobar ee Qaraxii Soobbe
14-ka Oktoobar,gaar ahaan 2017-kii waa dhacdo aad u xannuun badan oo laheyd naxdin iyo amakaag,,kadib kolkii maalin qura...
Hoggaamiyaha Koofur Galbeed oo la kulmay Safiirka Ingiriiska u jooga Soomaaliya
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka...
Duqa Muqdisho oo Dhagax dhigay mashruuca dib u dhiska Iskuulka Bartamaha
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta dhagax-dhigay mashruuca dib-u-dhiska Iskuulka...
Guddiga doorashada oo shaaciyay jadwalka doorashada Galmudug
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyay jadwalka doorashada guddoonka Golaha Wakiillada, hoggaamiyaha iyo ku-xigeenka Dowlad-goboleedka Galmudug.
Sida jadwalka...
Gudddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo xarunta Hay’adda kula kulmay Taliyaha ciidanka Dhulka.
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta xarunta Hay’adda ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed,...
Shirkii u dhexeeyay DF iyo Mucaaradka oo Natiijo la’aan ku soo dhammaaday.
Wadahadalladii u socday Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubnaha guddiyada dhinacyada mucaaradka ee Golaha Mustaqbalka ayaa ku soo dhammaaday natiijo la’aan, iyadoo aan wax heshiis...
Dagaal xooggan oo ka bilowday Boosaaso.
Dagaal xooggan ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka qarxay meel u dhow kontoroolka magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari, kaddib markii ay isku dhaceen ciidamo horay...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Booqasho ku tagay Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Qaahira.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa booqday Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee magaalada Qaahira,...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeysay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Shacabka ee Aljeeriya, hoggaankeeda, dowladdeeda...
Hoggaamiyaha koonfur Galbeed oo rasmi ah u daah-furay Mashruuca Bulsho.
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Mashruuca Bulsho.Munaasabadda furitaanta waxaa...

