WARARKA
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka oo kormeer shaqo ku tegay difaacyada hore ee CXD.
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada...
Agaasimaha Guud ee wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb galay Shirka wadatashiga maalgashiga Webiga.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifaatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa ka qeyb galay kulan...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS xoojinta xiriir labada dal kala hadlay dhiggiisa Yemen.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa khadka taleefoonka kula...
Taliyaha Ciidanka Xoogga oo qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee Afrika.
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka...
Mareykanka oo eedeyn u jeediyay Israa’iil.
Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka, JD Vance ayaa dhaliil u jeediyay Israa’iil, isagoo si cad u sheegay Netanyahu iyo siyaasiyiinta garabka middig inaysan xataa awood u...
Wasiirka dhalinyarda oo magacaabay Guddoomiyaha Golaha Dhallinyarada Qaranka.
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo cayaaraha Mudane Maxamed Cabdulqaadir Cali waxaa uu Md. Cabdikaafi Maxamuud Makaraan u magacaabay Guddoomiyaha Golaha Dhallinyarada Qaranka Soomaaliyeed, si mudnaan...
Booliska Gobolka Banaadir oo gacanta ku dhigay dhallinyaro faafineysay falal dhaqan xumo ah.
Ciidanka Booliska gobolka Banaadir ayaa gacanta ku soo dhigay afar eedaysane oo ku kacay falal ka dhan ah anshaxa iyo akhlaaqda suubban ee Islaamka....
𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 k𝐚 q𝐞𝐲𝐛 g𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐚𝐡-𝐟𝐮𝐫𝐤𝐚 w𝐚𝐫𝐛𝐢𝐱𝐢𝐧𝐭𝐚 s𝐚𝐛𝐨𝐨𝐥𝐧𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐫𝐮𝐮𝐫𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝.
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa ka qeyb galay daah-furka shir heer sare ah oo lagu soo bandhigayay natiijooyinka...
Hoggaamiyaha KGS oo la kulmay safiirka Shiinaha ee Soomaaliya.
Hoggaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan miro-dhal ah kula qaatay Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya...
Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo Cambaareeyay Safarka Cirro ee Qudus.
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu soo bandhigay warbixin tirakoobyo wadata oo ku saabsan Imtixaanka Qaranka...

