WARARKA

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka oo kormeer shaqo ku tegay difaacyada hore ee CXD.

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada...

Agaasimaha Guud ee wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb galay Shirka wadatashiga maalgashiga Webiga.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifaatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa ka qeyb galay kulan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS xoojinta xiriir labada dal kala hadlay dhiggiisa Yemen.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa khadka taleefoonka kula...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee Afrika.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka...

Ciidanka Booliiska oo wada Hawlgallo Lagu Ciribtirayo Anshax-xumada iyo Falalka Lidka ku ah Dhaqanka.

Ciidanka Booliiska Caasimadda, gaar ahaan Saldhigga Degmada Garasbaaley, ayaa wada hawlgallo lagu ciribtirayo anshax-xumada iyo falalka lidka ku ah dhaqanka suubban ee Islaamka iyo...

Kulan looga hadlayay dardargelinta hawlaha qabanqaabada Xuska Maalmaha Xorriyadda oo lagu qabtay Muqdisho.

Guddoomiyaha Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada, ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Ali Yusuf Ali (Xoosh), ayaa guddoomiyay kulanka Guddiga Qabanqaabada...

DF oo Cambaareysay Xadgudub loo geystay Gabar Soomaaliyeed.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag uga hadashay fal arxan darro ah oo lagu xadgudbay sharafka iyo cirdiga gabar Soomaaliyeed, kaas oo si weyn...

Ciidamo Taabacsan Laftagareen oo xalay Weerar Ku qaaday Baydhabo.

Ciidamo daacad u ah Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa xalay weerar ku qaaday fariisin ay ciidamada dowladda ku leeyihiin...

Kenya oo Ciidamo Cusub u diyaarisay Soomaaliya.

Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) ayaa soo gabagabeeyay tababar adag oo loogu diyaarinayay howlgalka Soomaaliya, kaas oo ka dhacay Dugsiga Ciidanka Lugta ee magaalada Isiolo.Askartan...

Madaxweynaha JFS oo magaalada Narok kula kulmay dhiggiisa Kenya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho shaqo ku gaaray dalka Kenya ayaa magaalada Narok kulan muhiim ah kula qaatay dhiggiisa...