WARARKA

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka oo kormeer shaqo ku tegay difaacyada hore ee CXD.

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada...

Agaasimaha Guud ee wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb galay Shirka wadatashiga maalgashiga Webiga.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifaatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa ka qeyb galay kulan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS xoojinta xiriir labada dal kala hadlay dhiggiisa Yemen.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa khadka taleefoonka kula...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee Afrika.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka...

Dowladda Soomaaliya oo saxiixday qandaraaska sahanka dhismaha wadada Gaalkacyo – Ceelguula.

Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta martigelisay munaasabad lagu saxiixayay qandaraaska adeegyada daraasadaynta, naqshadaynta, qiimeynta saameynta deegaanka iyo...

Wasaaradda gaashaandhigga oo soo dhoweysay warbixinta QM ee carruurta.

Wasaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhoweynaysaa warbixinta sannadlaha ah ee Qaramada Midoobay (A/80/723-S/2026/357) ee ku saabsan Carruurta iyo Colaadaha Hubeysan, taas oo...

Soomaaliya iyo Austria oo iska kaashanaya horumarinta adeegyada socdaalka.

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed (HSJ), Mudane Xuseen Qaasim Yuusuf, ayaa maanta Muqdisho ku soo dhaweeyay isla markaana kulan kula qaatay...

Soomaaliya oo soo Dhaweysay Is-fahamka iyo Is-afgaradka u dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan.

War-saxaafadeed ay soo saartay Dowladda Soomaaliya ayay ku soo dhaweysay Is-fahamka iyo Is-afgaradka u dhexeeya Dowladdaha Mareykanka iyo Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan.Jamhuuriyadda Federaalka...

Shirka Wadatashiga Amniga Qaranka oo lagu soo geba-gebeeyay Muqdisho.

Shirka Watashiga Amniga Qaranka re labada heer Dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah oo labadii maalin ugu dambeysay ka socday magaalada Muqdisho una...

Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka FS oo kulan gaar ah ku yeeshay hoyga Guddoomiyaha Aqalka Sare.

Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan gaar ah ku yeeshay hoyga Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (BJFS)....