WARARKA
Gudddoonka BFS oo soo saaray go’aanno rasmi ah oo la xiriira joojinta fadhiyada guud ee wadajirka ah ee labada Aqal.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa soo saaray go’aanno...
Dib u dhac ku yimid Shirkii DFS iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed.
Dib u dhac ayaa ku yimid shirkii ay maanta ku balansanaayeen Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka...
Booliska Soomaaliya oo xiray dhalinyaro caan ka ah baraha bulshada, kuna eedeysan qalqal-gelin amni.
Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan saldhigga degmada Hodan, ayaa xiray Mahad Maxamuud Xamarow (Garyaqaan), kaas oo lagu eedeeyay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir kula qaatay magaalada Jigjiga Madaxda Gobolka.
-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si diirran loogu soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha Garaad Wiil-waal...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay dhigiisa Turkiga.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Turkiga mudane Recep Tayyip Erdoğan ayaa kulan muhiim ah haatan uga socdaa xarunta...
Banaanbaxyo lagu diidan yahay Damaca Isra’iil oo maanta ka dhacay qeybo ka mid ah dalka.
Muqdisho, Baydhabo, Dhuusamareeb, Guriceel iyo Laascaanood ayaa maanta waxaa isugu soo baxay kumannaan shacab ah oo si wadajir ah uga dhiidhinaya go’aanka ay Israa’iil...
Xubnaha Golaha Ammaanka ee Q.M oo taageeray midnimada dhuleed ee Soomaaliya
Shan iyo tobanka xubnood ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ka arrinsaday aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland xalay.
Xubanaha ayaa intii ay dooddu socotay waxay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Turkiga
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Istanbuul ee Jamhuuriyadda Turkiga, halkaas oo ay ka dhacayso...
Shirka golaha wadatashiga Qaranka oo war-murtiyeed laga soo saaray.
Golaha Wadatashiga Qaranka, oo kulamo xiriir ah ku yeeshay Madaxtooyada Qaranka, ayaa soo saaray War-murtiyeed lagu adkaynayo mowqifka dowladda ee ku aaddan ilaalinta midnimada...
MW Xasan Sheekh oo Safar Deg Deg ah ku gaaray Dalka Jabuuti.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kula kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyaddan aan walaalaha nahay Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.
Labada Madaxweyne...

