WARARKA

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka oo kormeer shaqo ku tegay difaacyada hore ee CXD.

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada...

Agaasimaha Guud ee wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb galay Shirka wadatashiga maalgashiga Webiga.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifaatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa ka qeyb galay kulan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS xoojinta xiriir labada dal kala hadlay dhiggiisa Yemen.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa khadka taleefoonka kula...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee Afrika.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka...

Madaxweyne William Samoei Ruto oo Billadda Qaranka ee EBS ku maamuusay Guddoomiyaha BBS MALL.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kenya William Samoei Ruto ayaa Guddoomiyaha {BBS Mall}Mudane Abdiweli Mahamed Hassan (Moalim Wali), ku maamuusay Billadda Qaranka ee Elder of the...

Ra’iisul wasaare Xamse oo saxiixay Buugga tacsida Amiirkii hore ee Qatar.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho ku tagay Safaaradda Dowladda Qatar ee magaalada Muqdisho, si uu uga tacsiyeeyo...

Wasiirka arrimaha dibadda oo khudbad ka jeediyey Madasha 3-aad Horumarinta Soomaaliya.

Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta khudbad ka jeediyay furitaanka maalintii labaad...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo kormeeray Bankiga horumarinta Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta booqasho ku tagay xarunta Bankiga Horumarinta iyo Dib-u-Dhiska Somaaliyeed ee Muqdisho. Waxaa...

Wasiirka Warfaafinta oo kormeer ku tagay safaaradda Soomaaliya ee Nairobi.

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, oo howlo shaqo u jooga magaalada Nairobi, ayaa maanta booqasho rasmi...