WARARKA
Dib u dhac ku yimid Shirkii DFS iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed.
Dib u dhac ayaa ku yimid shirkii ay maanta ku balansanaayeen Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka...
Booliska Soomaaliya oo xiray dhalinyaro caan ka ah baraha bulshada, kuna eedeysan qalqal-gelin amni.
Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan saldhigga degmada Hodan, ayaa xiray Mahad Maxamuud Xamarow (Garyaqaan), kaas oo lagu eedeeyay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir kula qaatay magaalada Jigjiga Madaxda Gobolka.
-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si diirran loogu soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha Garaad Wiil-waal...
Wafuud hordhac u ah Deni iyo Axmed Madoobe oo maanta soo gaaraya Muqdisho.
Wafuud horudhac u ah madaxweyneyaasha maamul-goboleedyada Jubbaland iyo Puntland ayaa maanta la filayaa inay soo gaaraan magaalada Muqdisho,...
Hantidhowraha Guud ee qaranka oo maanta saxiixay Qorshaha Guud ee Baarista sannadka 2026.
Hantidhowraha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta saxiixay Qorshaha Guud ee Baarista sannadka 202, (Annual Overall Audit Plan – 2026). Qorshahan sanadlaha ah...
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐢 𝐝𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐧 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐞𝐞𝐲𝐞𝐲 𝐃𝐡𝐮𝐮𝐬𝐚𝐦𝐚𝐫𝐞𝐞𝐛.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Dowlad-goboleedka Galmudug, halkaas oo si diirran ugu soo...
Soomaaliya oo la wareegtay shirguddooka Golaha Ammaanka ee QM
Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ayaa maanta oo ah kowad bisha Janaayo ee sanadka 2026-a si rasmi ah ula wareegtay guddoominta Golaha Ammaanka ee...
Dowladda Soomaaliya oo ka mahadcelisay taageerada dunida ee ilaalinta midnimada dalka.
Dowladda Soomaaliya ayaa u mahadcelisay dalalka iyo hey;adaha caalamiga ah ee sida xilkasnimada leh u hor-istaagay damaca Israel ee ay ku doonaayeen in ay...
RW Xamsa oo la kulmay Danjiraha Shiinaha ee Jooga Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u qaabilsan Soomaaliya, Mudane Wang Yu, iyaga oo...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay dhigiisa Turkiga.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Turkiga mudane Recep Tayyip Erdoğan ayaa kulan muhiim ah haatan uga socdaa xarunta...

