WARARKA
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka oo kormeer shaqo ku tegay difaacyada hore ee CXD.
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada...
Agaasimaha Guud ee wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb galay Shirka wadatashiga maalgashiga Webiga.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifaatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa ka qeyb galay kulan...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS xoojinta xiriir labada dal kala hadlay dhiggiisa Yemen.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa khadka taleefoonka kula...
Taliyaha Ciidanka Xoogga oo qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee Afrika.
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyey geerida Wasiirkii Gaashaandhigga Jabuuti.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, dowladda, shacabka aan...
Guddiga u diyaargarowga ka hortagga saameynta El Niño oo yeeshay kulankoodii ugu horreeyay.
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee JFS, Xil. Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa furay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Farsamada (Technical Working Groups, TWGs),...
Guddoomiyaha Degmada Balcad oo Xarigga ka Jaray Xarun Casri ah oo Lagu Maareynayo laguna Gubayo Qashinka Magaalada.
Maamulka degmada ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray xarun cusub oo loogu talagalay maareynta iyo gubista qashinka magaalada, taas oo qeyb ka...
Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay dugsi hoose dhexe oo laga hirgelinayo degmada Gubadleey.
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Khamiista maanta ah dhagax-dhigay dhismaha Dugsi Hoose iyo Dhexe oo...
Golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo maanta la dhaariyay.
Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ka qeybgalay kal fadhiga 1-aad kulankiisa 5-aad ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay Buugga tacsida Imaam Maxamed Yuusuf.
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo galabta booqday hoyga ay taalo Gogosha Tacsida Alle ha u naxariistee Imaam Maxamed Yuusuf Cali...

