WARARKA
Booliska Soomaaliya oo xiray dhalinyaro caan ka ah baraha bulshada, kuna eedeysan qalqal-gelin amni.
Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan saldhigga degmada Hodan, ayaa xiray Mahad Maxamuud Xamarow (Garyaqaan), kaas oo lagu eedeeyay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir kula qaatay magaalada Jigjiga Madaxda Gobolka.
-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si diirran loogu soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha Garaad Wiil-waal...
Wafuud hordhac u ah Deni iyo Axmed Madoobe oo maanta soo gaaraya Muqdisho.
Wafuud horudhac u ah madaxweyneyaasha maamul-goboleedyada Jubbaland iyo Puntland ayaa maanta la filayaa inay soo gaaraan magaalada Muqdisho,...
MW Xasan Sheekh oo ku wajahan dowlad deegaanka Soomaalida.
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ku wajahan Dowlad Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya, halkaas oo uu...
DFS oo sheegtay in Jilib lagu dilay Maleeshiyaad ka tirsanaa Al-shabaab iyo faahfaahino dheeri ah.
Ciidanka Danab ee Xoogga Dalka ayaa xalay u daatay degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe, kaas oo lagu beegsaday maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta, waxaana...
Dad ku dhintay dhulgariir cabirikiisu yahay 6.5 oo ku dhuftay Mexico
Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay kadib markii dhulgariir xooggan uu ku dhuftay koonfurta iyo bartamaha Mexico Jimcadii.Warbaahinta CBS, ee Maraykanka oo bah-wadaag...
Trump oo u digay Iran inuu faragelin doono haddii ay dilaan dadka dibad-baxaya
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa uga digay maamulka Iran inay dilaan dibadbaxayaal nabadeed, isagoo sheegay in Washington "ay u imaan doonto badbaadintooda"
Qoraal kooban oo...
Qaraxyo Xoogan oo La Maqlay Dalka Venezuela
Qaraxyo xooggan ayaa laga maqlay caasimadda dalka Venezuela ee Caracas, xilli ay sii kordhayaan xiisadaha u dhexeeya Venezuela iyo Mareykanka.Wakaaladda Associated Press (AP) ayaa...
Ururka Iskaashiga Islaamka oo garab istaag u muujiyay Soomaaliya.
Guddiga Fulinta ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa kulan la xiriiray dardargalinta howlaha ururka iyo la socodka xaaladda Dalka Soomaliya ku yeeshay Magaalada Jiddah...
Hantidhowraha Guud ee qaranka oo maanta saxiixay Qorshaha Guud ee Baarista sannadka 2026.
Hantidhowraha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta saxiixay Qorshaha Guud ee Baarista sannadka 202, (Annual Overall Audit Plan – 2026). Qorshahan sanadlaha ah...

