WARARKA
Booliska Soomaaliya oo xiray dhalinyaro caan ka ah baraha bulshada, kuna eedeysan qalqal-gelin amni.
Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan saldhigga degmada Hodan, ayaa xiray Mahad Maxamuud Xamarow (Garyaqaan), kaas oo lagu eedeeyay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir kula qaatay magaalada Jigjiga Madaxda Gobolka.
-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si diirran loogu soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha Garaad Wiil-waal...
Wafuud hordhac u ah Deni iyo Axmed Madoobe oo maanta soo gaaraya Muqdisho.
Wafuud horudhac u ah madaxweyneyaasha maamul-goboleedyada Jubbaland iyo Puntland ayaa maanta la filayaa inay soo gaaraan magaalada Muqdisho,...
MW Xasan Sheekh oo ku wajahan dowlad deegaanka Soomaalida.
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ku wajahan Dowlad Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya, halkaas oo uu...
Oday lagu dilay Beledxaawo iyo amni darro xooggan oo ka jirta degmada
Koox hubeysan ayaa xalay degmada Beledxaawo ku dishay Sheekh Maxamuud Maxamed, oo si weyn loogu yaqaanay magaalada Beledxaawo.Marxuumka ayaa ahaa shaqsi caan ka ahaa...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay dhiggiisa Sacuudiga
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa booqasho rasmi ah ku jooga Boqortooyada Sacuudi Carabiya, halkaas oo uu magaalada...
Madaxweynaha Maraykanka oo hanjabaad Cusub u diray Iiraan.
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa farriin u diray dalka Iraan.
Waxaa uu ka digay in Iran "ay saameyn ballaaran soo gaari doonto" hadii la dilo...
Wasiirka Gaashaandhigga oo la kulmay Ku-simaha Safiirka Boqortooyada Ingiriiska.
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiir-ku-xigeenka Safaaradda Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya, ahna Ku-simaha Safiirka, Danjire Sam...
Trump oo sheegay in Mareykanka uu maamuli doono Venezuela.
Trump wuxuu sheegay in Mareykanku uu “maamuli doono” Venezuela ilaa “waqti aan ka samayn karno kala guur awoodda ah oo ammaan ah, habboon, isla...
DFS oo taageertay qorsho la dhameynayo xiisada Yemen.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo dhoweysay doorka dhismaha leh ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya ka qaadaneyso taageeridda wada-hadalka qaran ee dalka...

