WARARKA
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka oo kormeer shaqo ku tegay difaacyada hore ee CXD.
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada...
Agaasimaha Guud ee wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb galay Shirka wadatashiga maalgashiga Webiga.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifaatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa ka qeyb galay kulan...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS xoojinta xiriir labada dal kala hadlay dhiggiisa Yemen.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa khadka taleefoonka kula...
Taliyaha Ciidanka Xoogga oo qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee Afrika.
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka...
Gudddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo xarunta Hay’adda kula kulmay Taliyaha ciidanka Dhulka.
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta xarunta Hay’adda ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed,...
Shirkii u dhexeeyay DF iyo Mucaaradka oo Natiijo la’aan ku soo dhammaaday.
Wadahadalladii u socday Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubnaha guddiyada dhinacyada mucaaradka ee Golaha Mustaqbalka ayaa ku soo dhammaaday natiijo la’aan, iyadoo aan wax heshiis...
Dagaal xooggan oo ka bilowday Boosaaso.
Dagaal xooggan ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka qarxay meel u dhow kontoroolka magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari, kaddib markii ay isku dhaceen ciidamo horay...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Booqasho ku tagay Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Qaahira.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa booqday Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee magaalada Qaahira,...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeysay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Shacabka ee Aljeeriya, hoggaankeeda, dowladdeeda...
Hoggaamiyaha koonfur Galbeed oo rasmi ah u daah-furay Mashruuca Bulsho.
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Mashruuca Bulsho.Munaasabadda furitaanta waxaa...

