WARARKA
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka oo kormeer shaqo ku tegay difaacyada hore ee CXD.
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada...
Agaasimaha Guud ee wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb galay Shirka wadatashiga maalgashiga Webiga.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifaatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa ka qeyb galay kulan...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS xoojinta xiriir labada dal kala hadlay dhiggiisa Yemen.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa khadka taleefoonka kula...
Taliyaha Ciidanka Xoogga oo qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee Afrika.
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka...
Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska oo shahahaadada Master Degree ka qaatay dalka Ruushka.
Afar sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta ka mid noqday saraakiil ka qalinjabisay Akadeemiyadda Maamulka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalka...
Soomaaliya iyo Bangiga Adduunka oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dalka.
Wasiiru- Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) iyo Xoghayaha Joogtada ah ee...
Wasiir Fartaag iyo Safiirka Koonfurta Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga iyo Badaha Soomaaliya.
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xarunta Wasaaradda kulan kula yeeshay Safiirka Koonfurta Kuuriya ee Soomaaliya, Mudane Kang...
Xildhibaano ka tirsan BFS oo DF ku eedeeyay Colaadda Boosaaso.
Xubno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo isku magacaabay “Baarlamaanka Xorta ah” ayaa war-saxaafadeed ka soo saaray dagaalladii ka dhacay duleedka magaalada Boosaaso, iyagoo...
Baarlamaanka Turkiga oo Ansixiyay Kordhinta Joogitaanka Ciidamada Turkiga ee Soomaaliya.
Baarlamaanka Turkiga ayaa ansixiyay mooshin uu soo gudbiyay Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan oo lagu kordhinayo muddo laba sano ah joogitaanka Ciidamada Qalabka Sida ee...
Booliska Itoobiya oo xiray 17 tuhmanayaal ah oo ku eedeysan tahriibinta dadka.
Booliska dowladda Federaalka ah ee Itoobiya ayaa ku dhawaaqay in la xiray 17 qof oo lagu tilmaamay dad “dadka tahriibiya oo halis ah”, kuwaas...

