WARARKA
Wafuud hordhac u ah Deni iyo Axmed Madoobe oo maanta soo gaaraya Muqdisho.
Wafuud horudhac u ah madaxweyneyaasha maamul-goboleedyada Jubbaland iyo Puntland ayaa maanta la filayaa inay soo gaaraan magaalada Muqdisho,...
MW Xasan Sheekh oo ku wajahan dowlad deegaanka Soomaalida.
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ku wajahan Dowlad Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya, halkaas oo uu...
Soomaaliya iyo Hindiya oo Xoojinaya Xiriirka Laba-Geesoodka ah.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta Magaalada...
Turkiga oo diyaarado casri ah keenay Muqdisho iyo Qorsho kale.
Wargeyska The Middle East Eye ayaa waxaa uu si rasmi ah u qiray in Turkigu maalintii Arbacadii magaalada...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS ooTababar usoo xiray cutubyo ka tirsan Ciidamada Gorgor.
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan Ciidamada Gorgor ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo tababar...
Culimada Soomaaliyeed oo Muqdisho ku qabtay isu soo bax ay kaga soo horjeedaan farogelinta Israa’iil kula kacday Soomaaliya
Banaanbax ka dhan ah xadgudubka Israa’iil kula kacday Midnimada Soomaaliya oo Culimada Soomaaliyeed ay soo abaabuleen ayaa hadda ka socda Taallada Dajirka Dahsoon ee...
Booliska Soomaaliya oo war ka soo saartay shaqaaqadii ka dhacday Deyniile
War ka soo baxay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in shalay xaafad ka tirsan Degmada Dayniile ay ka dhaceen rabshado la xiriira...
Jaamacadda Carabta oo si adag u Cambaareesay Booqashadii uu ku tagay Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa`iil
Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta, Mudane Axmed Abul-Qeyd, ayaa si adag u cambaareeyay booqashada uu maanta, 6-da Janaayo 2026, Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa’iil ku...
Golaha nabadda iyo amniga ee Midowga Afrika oo ka horyimid qorshaha Isra’iil ee Somaliland
Goluhu wuxuu si adag uga horyimid isla markaana cambeereeyay go’aanka hal dhinac ah ee ay Israa’iil ku aqoonsatay “Somaliland” oo qeyb ka ah Jamhuuriyadda...
Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho.
Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga. Wafdigan waxaa horkacayay Taliyaha Ciidanka Gaarka ah ee Turkiga, Ünsal...

