WARARKA
Agaasimaha Guud ee wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb galay Shirka wadatashiga maalgashiga Webiga.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifaatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa ka qeyb galay kulan...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS xoojinta xiriir labada dal kala hadlay dhiggiisa Yemen.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa khadka taleefoonka kula...
Taliyaha Ciidanka Xoogga oo qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee Afrika.
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo.
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS,...
Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka oo kormeer shaqo ku tegay Taliska Xero Maslax ee CXD.
Taliyaha Ciidanka XDS Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Taliska Xero Maslax ee Ciidanka XDS, si uu ugu kuurgalo...
Maxaa u qabsoomay wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya 4-tii sano ee lasoo dhaafay?.
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar Cali (Balcad), ayaa xarunta Wasaaradda ku soo bandhigay...
Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo shaaciyay Jadwalka Doorashada ee Hirshabeelle.
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS), ayaa goordhow si rasmi ah u shaaciyay jadwalka doorashada Dowlad gobolleedka Hirshabeelle.Guddiga ayaa isagoo gudanaya waajibaadkiisa...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Wakiilka gaarka ah ee Guddoomiyaha Midowga Afrika.
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan la yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa...
MW Xasan Sheekh oo ku Wajahan Furimaha Dagaalka ee Shabeellaha Dhexe iyo Galgaduud.
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, la filayo inuu maalmaha soo socda booqasho ku tago furimaha hore ee dagaalka...
Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska oo shahahaadada Master Degree ka qaatay dalka Ruushka.
Afar sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta ka mid noqday saraakiil ka qalinjabisay Akadeemiyadda Maamulka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalka...

