CIYAARAHA
Halyeeygii hore ee Premier League, Gabriel Agbonlahor oo weerar ku qaaday laacib ka tirsan Liverpool.
Halyeeygii hore ee Premier League, Gabriel Agbonlahor, ayaa Liverpool kula taliyay inay isbeddel ku sameyso booska daafaca midig,...
Sifada lagu bixinayo kubadda Dahabka oo lasoo bandhigay & Liiska kama dambeysta oo la shaacinayo.
Majaladda Faransiiska ah ee France Football ayaa toddobaadka soo socda shaacin doonta liiska ciyaartoyda u sharaxan abaalmarinta Ballon...
Xulalka Gabdhaha Wiilasha Xulka qaranka Somaliya oo guulo waaweyn gaaray.
Xulalka Wiilasha iyo gabdhaha Soomaaliya ee da’doodu ka yar tahay 15-jirka ayaa guulo muhiim ah ka gaaray kulamadoodii...
Mourinho oo ka hadlay Messi kaddib go’aankiisa uukaga fariistay xulka Argentina.
Tababaraha Real Madrid, José Mourinho, ayaa ammaan weyn u jeediyay halyeeyga reer Argentina Lionel Messi, kaddib markii uu...
Naadiga Manchester United oo qarka u saaran inay Lumiso Bruno Fernandes
Kabtanka Kooxda Manchester United Bruno Fernandes ayaa waxaa bartilmaameed ka dhiganaya kooxda Al-Ittihad xilli uu xirmayo suuqa kala iibsiga xagaagan.SunSport waxay fahansan tahay in...
Heshiiskii Ay Arsenal Ku Doonaysay Mikel Merino Oo haki Ku Jiro
Da’da Mikel Merino ayaa si gaar ah looga hadlayaa iyada oo walaac laga qabo iyada oo Arsenal ay ku dhawdahay saxiixa xiddia ku guulaystay...
Bruno Fernandes Oo Cadeeyay Go’aankiisa Manchester United.
Weli ma jiro heshiis cusub oo la isku raacay, taasoo keentay su’aal ku saabsan mustaqbalka Portuguese-ka.Kabtanka Manchester United Bruno Fernandes uma badna inuu ka...
Chelsea Oo Heysata Fursad Dahabi Ah Oo Ay Ku Heli Karto Dheymanka Aan Daalin Ee Man City.
Iyada oo wax ka badan hal bil ay ka harsan tahay suuqa kala iibsiga xagaaga, mustaqbalka Julian Alvarez ee Man City ayaa weli ah...
Hoggaamiyihii Garabka Siyaasadda Xamaas oo lagu dilay Tehran
HogaamiyahII dhanka Siyaasadda ururka Xamaas ee Falastiiniyiinta Ismaaciil Haniya ayaa lagu lagu dilay Tehran, aroornimadi hore ee Arbacada ee maanta sida ay baahisay wakaaladda...
Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka iyo R/wasaaraha Israel oo ka hadlay dagaalka Gaza
Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka Kamala Harris ayaa ballan qaaday in aysan ka aamusi doonin dhibaatada ka taagan Gaza, isla markaana ay xoogga saari doonto...

