Monday, April 6, 2026

CIYAARAHA

Xulka K/Cagta Qaranka oo galabta la kulmaya dhiggooda Mauritius.

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa ku jira diyaar garowgii ugu dambeeyay ,iyagoo galabta kulan muhiim...

Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay.

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa maanta ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport,...

Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda.

Xiddigaha xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka yar tahay 17 sano ayaa galabta guul weyn ka gaaray dhiggooda...

Cumar C/Qaadir oo loo aqoonsaday garsooraha sanadka ee Xiriirka Kubadda Cagta Afrika.

Cumar Cabdul-Qaadir oo ah garsoore caalami ah oo Soomaaliyeed ayaa sanadkaan loo doortay garsooraha ugu Fiican ee Xiriirka...

Kooxda degmada Howlwadaag oo ku guulaysatay tartanka degmooyinka gobolka Banaadir.

Waxaa goordhow soo gaba-gaboobay ciyaartii kama dambaysta ahayd ee dhex martay kooxaha degmooyinka Howlwadaag iyo Warsheekh. Kooxda degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir ayaa ku...

Patrick Viera oo Magacaabay Kooxda ugu Cad-cad Ku Guuleysiga Premier League Xilli Ciyaareed Kaan

Halyeeygii hore ee Arsenal, Patrick Vieira, ayaa si qoto dheer uga hadlay fursadaha kooxdiisii hore ee Arsenal ay u leedahay hanashada horyaalka Premier League...

Ra’iisulwasaaraha XFS oo furay tartanka ciyaaraha Degmooyinka gobolka Banaadir.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta daah-furay Tartanka Ciyaaraha Degmooyinka Gobolka Banaadir, iyo degmooyinka deriska la ah caasimadda ee...

Tartanka Kubadda Cagta degmooyinka gobolka Banaadir oo maanta ka furmaya Muqdisho.

Waxaa galabta oo Jimco ah si rasmi ah uga furmi doona garoonka Ciyaaraha magaalada Muqdisho tartanka Kubadda Cagta ee degmooyinka Gobolka Banaadir.Kulanka ugu horeeya...

Naadiga Dekedaha oo muujisay awood, kadib markii ay guul ka gaartay Kooxda Al-Zamala

Kooxda kubadda cagta Dekadaha FC oo Soomaaliya ku mataleysa tartanka CAF ayaa la cayaartay kooxda Alzamala Sports Club oo ka socota dalka Sudan kulan...

Halyeey Man-United ahaa oo FIFA Iyo Uefa Ugu Baaqay In Israel Laga Mamnuuco Tartamada Kubadda Cagta Caalamka

Halyeeygii hore ee Manchester United, Eric Cantona, ayaa si adag ugu baaqay FIFA iyo UEFA in Israel laga mamnuuco kubadda cagta caalamiga ah, isagoo...