Wednesday, August 20, 2025

Xildhibaanada D/gobolleedka Waqooyi bari oo la dhaariyay.

Waxaa magaalada Laascaanood Shahaadada Xildhibaannimo lagu guddoonsiiyay Xubanaha Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya.

Intaasi ka dib, Ku Simaha Guddoomiyaha Maxkmadda Sare Waqooyi Bari Mudane Maxamed Yuusuf Warsame ayaa si rasmi ah u dhaariyay Xubnaha Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles