Friday, August 1, 2025

Dowladda Soomaaliya oo soo dhaweysay Dhismaha Maamulka Waqooyi Bari ee Soomaaliya

Kadib markii shirkii ka socday Laascaanood soo dhammaaday, qoraal ka soo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa loogu hambal-yo loogu direy maamul loo bixiyey Woqooyi Bari Soomaaliya – maamulkaas oo ka kooban gobollada Sool, Sanaag, Cayn iyo Togdheer.

Gobolada lagu darey maamulkaan labo gobol oo ka mid ah waxaa intooda badan kamid yihiin yihiin dastuuriyan maamulada Puntland iyo Somaliland (Sanaag iyo Togdheer), halka labada gobol mid kamid ah (Sool) laga saaray ciidamada Somaliland. Cayn iyo Sool ayaa dagaalkaas kadib sameystay maamul ku meel gaar ah oo loo biixiyey Khaatumo SSC.

 

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles