Saturday, August 2, 2025

Madaxweynaha Glamudug oo La Kulmey Macalimiinta Dugsiyada Hoose Dhexe iyo Sare ee Galmudug

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Xalay Munaasabad casho sharaf iyo soo dhaweyn ah ku casuumay Macalimiinta Dugsiyada Hoose, Dhexe iyo Sare ee Galmudug.

Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday Aqalka Madaxtooyada Galmudug ayaa waxaa ka soo qeybgalay kuwaad 600 oo iskugu jira macalimiinta wax ka dhigta dhamaan dugsiyada hoose, dhexe iyo sare ee Galmudug, Xubno ka tirsan labada gole ee Dowladda Galmudug, Senatarads BFS iyo Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Galmudug

Madaxweynaha ayaa u mahadceliyay dhamaan macaliiminta kasoo qeyb galay munaasabadda, asagoo ku amaanay duruufaha adag ee ay ku shaqeeyan barayaasha.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles