Sunday, December 22, 2024

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo kormeeray garoonka diyaaradaha Aadan cadde.

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda mudane Mustafe Sheekh Cali Dhuxulow ayaa kormeer shaqo ku tagay Garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle gaar ahaan qaybaha soo degista iyo bixidda ee Guddaha iyo Dibedda iyo xarunta Waaxda Ajaanibta, bixinta Dal-kugalka iyo Dal-kujooga.

Agaasimaha Guud ayaa kormeerka kadib waxa uu kulan la qaatay isla markaana warbixin ka dhagaystay Agaasimeyaasha, Madaxda xafiisyada iyo Kormeerayaasha Socdaalka iyo Xuduuddaha. Waxa uuna kula dardaarmay horumarinta shaqada iyo in xoogga la saaro wadashaqaynta iyo kala dambaynta nidaamka Shaqada.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles