Wednesday, February 5, 2025

Ra”iisulwasaaraha XFS oo ka qayb galay xuska maalinta caalamiga ah ee Naafada.

-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galaya Munaasabad lagu xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Naafada oo ka socota Magaalada Muqdisho.

Munaasabadda oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Qoyska iyo Xaquuqda Aadanaha ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galaya qaar ka mid ah Golaha Wasiirada Xukuumadda, Xubno ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka, Diplomaasiyiin iyo marti sharaf kale.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles