Tuesday, March 17, 2026

CAALAMKA

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka.

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa Magaalada Jiddah uga kulan looga hadlaayay qodobbo dhowr...

Pakistan oo sheegtay in ay maleeshiyaad ku dishay xuduudda Afghanistan.

Ciidamada qalabka sida ee Pakistan ayaa sheegay in 10 dagaalyahan lagu dilay howlgal laga fuliyay degmada Zhob.Militariga...

Madaxweyne Geelle oo Cambaareeyay Saldhigga Israa’iil ee Berbera.

Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa maqaal uu dhawaan ku qoray Jeune Afrique si cad uga hadlay arrimaha...

Danjire Cabdinuur Daahir oo waraaqihii aqoonsiga u gudbiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Azerbaijan.

Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doona Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa si rasmi...

Q.M oo ku baaqay in Deni iyo Axmed Madoobe loo ogolaado inay yimaadaan Muqdisho.

War uu soo saaray Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNTMIS ayaa si xooggan ugu dhiirrigeliyay dhammaan dhinacyada siyaasadda Soomaaliya in ay mudnaanta siiyaan qabsoomidda...

Safaaradda Talyaaniga ee Tehran oo joojisay adeegyadii ay qaban jirtay.

Safaaradda Talyaaniga ee Tehran ayaa joojisay adeegyada qunsuliyadeed. Safaaradda Talyaaniga ee Tehran waxay ku dhawaaqday in ay joojisay dhammaan howlaha xafiiskeeda qunsuliyadeed ilaa ogeysiis...

Soomaaliya iyo Hindiya oo Xoojinaya Xiriirka Laba-Geesoodka ah.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta Magaalada New Delhi kulan laba-geesood ah kula...

Turkiga oo diyaarado casri ah keenay Muqdisho iyo Qorsho kale.

Wargeyska The Middle East Eye ayaa waxaa uu si rasmi ah u qiray in Turkigu maalintii Arbacadii magaalada Muqdisho uu ka dejiyey diyaaraddaha ay...

Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta gaaray New Delhi, caasimadda Jamhuuriyadda Hindiya, si...

Madaxa Hay’adda SODMA iyo Safiirka Masar ee Soomaaliya oo yeeshay kulan muhiim ah.

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka (SODMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan muhiim ah magaalada Muqdisho kula yeeshay Safiirka dowladda Masar u fadhiya Soomaaliya, Danjire...