CAALAMKA
Safaaradda Talyaaniga ee Tehran oo joojisay adeegyadii ay qaban jirtay.
Safaaradda Talyaaniga ee Tehran ayaa joojisay adeegyada qunsuliyadeed. Safaaradda Talyaaniga ee Tehran waxay ku dhawaaqday in ay joojisay...
Soomaaliya iyo Hindiya oo Xoojinaya Xiriirka Laba-Geesoodka ah.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta Magaalada...
Turkiga oo diyaarado casri ah keenay Muqdisho iyo Qorsho kale.
Wargeyska The Middle East Eye ayaa waxaa uu si rasmi ah u qiray in Turkigu maalintii Arbacadii magaalada...
Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta gaaray...
Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Shiinaha.
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay Ku-xigeenka Guddoomiyaha Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Qaranka Shiinaha, Mudane...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo booqday xarunta Warshadaha Tamarta iyo Kiimikada ee Ningdong.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho ku tagay xarunta Warshadaha Tamarta iyo Kiimikada ee Ningdong oo ku taalla...
Ra’iisul wasaare Xamsa oo kulan la yeeshay hoggaanka gobolka Ningxia ee Shiinaha.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kulan la yeeshay Hoggaamiyaha Gobolka Ningxia, ahna Xoghayaha Guud ee Xisbiga Gobolka...
Soomaaliya oo ku baaqday in si degdeg ah wax looga qabto arrinta Gaza.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa khudbad ka jeediyay Shirka degdegga ah ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ee ka dhacay...
Liiska Xubnaha u tartamaya Jagada Gudoomiyaha Midowga Afrika oo la shaaciyay
Midowga Afrika ayaa diiwaangeliyay musharraxiinta u tartamaya xilka guddoomiyaha ururka Midowga Afrika , doorashada dhacaysa bisha February ee sannadka soo socda.Afar musharrax ayaa la...
Masar & Jabuuti oo oo Ciidamo ku yaboohay Hawlgalka cusub AUSSOM
Dowladda Masar ayaa ku dhawaaqday in ay soo biirtay Hawlgalka Cusub ciidamada Nabad-ilaalinta Soomaaliya ee AUSSOM, in badan toban kun oo askari ay u...

