CAALAMKA
Turkiga oo diyaarado casri ah keenay Muqdisho iyo Qorsho kale.
Wargeyska The Middle East Eye ayaa waxaa uu si rasmi ah u qiray in Turkigu maalintii Arbacadii magaalada...
Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta gaaray...
Madaxa Hay’adda SODMA iyo Safiirka Masar ee Soomaaliya oo yeeshay kulan muhiim ah.
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka (SODMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan muhiim ah magaalada Muqdisho kula yeeshay Safiirka...
RW Xamsa Cabdi Bare oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Turkiga.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda dowladda...
G/Aadan Madoobe oo la kulmay Safiirka Dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka Dowladda Mareykanka...
Trump oo hal Shuruud ku xiray dalalka NATO.
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu cunaqabateyn adag ku soo rogo Ruushka, balse waa haddii dalalka Nato ay buuxiyaan...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qeybgalaya shir heer wasiir oo ka socda Dooxa.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Dooxa ee caasimadda dalka Qatar, halkaas oo uu...
Taliyaha Ciidanka Booliiska oo kulan la qaatay Madaxa EUCAP ee Soomaaliya.
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa EUCAP Soomaaliya Kęstutis Lančinskas iyo Dania Cossa oo ah Madaxa...
Qaramada Midoobay oo ku dhawaaqday Mashruuc Ka hortagga Isticmaalka Qaraxyada Gacanta Lagu Sameeyo (IEDs) ee Bariga Afrika.
Xafiiska Qaramada Midoobay ee La-dagaallanka Argagixisada (UNOCT) ayaa ku dhawaaqay inuu bilaabayo mashruuc cusub oo lagu magacaabo: “Taageeridda Bariga Afrika ee la-dagaallanka isticmaalka argagixisadu...
Wasiirka Warfaafinta XFS oo Ruushka kaga qeybgalay shir la xiriiray dhaqanka iyo diblomaasiyadda.
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka Iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaiya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgaley Meertada 11-aad ee Madasha...

