CAALAMKA
Turkiga oo diyaarado casri ah keenay Muqdisho iyo Qorsho kale.
Wargeyska The Middle East Eye ayaa waxaa uu si rasmi ah u qiray in Turkigu maalintii Arbacadii magaalada...
Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta gaaray...
Madaxa Hay’adda SODMA iyo Safiirka Masar ee Soomaaliya oo yeeshay kulan muhiim ah.
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka (SODMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan muhiim ah magaalada Muqdisho kula yeeshay Safiirka...
RW Xamsa Cabdi Bare oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Turkiga.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda dowladda...
MW Xasan Sheekh oo Dooxa kula kulmay dhigiisa Madaxweyne Erdogan.
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qaybgalaya Shirwaynaha Dowladaha Carabta iyo Islaamka ee ka socda magaalada Doxa, ayaa kulan-doceed la...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyey shirka wadamada Islaamka iyo Carabta.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey shir-madaxeedka degdegga ah Dowladaha Carabta iyo Islaamka oo lagu qabtay magaalada Dooxa...
MW Xasan Shekh oo la kulmay Amiirka Dalka Qadar.
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Qasriga Madaxtooyada Qadar kulan muhiim ah kula qaatay Amiirka dalkaasi Mudane Tamim bin Xamad Al...
Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada Dooxa.
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa gaaray magaalada Dooxa ee caasimadda dalka Qadar, isaga oo ku biiraya hoggaamiyeyaasha dalalka Islaamka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qaybgalay kulanka loogu gogol-xaarayo Shir-madaxeedka wadamada Carabta iyo Islaamka.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaalan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Axad ah kaga qeybgalay magaalada Dooxa shirka heer Wasiir ee loogu...
RW Xamsa oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Ururka Jaamacadda Carabta u fadhiya Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Ururka Jaamacadda Carabta u fadhiya Soomaaliya, Mudane, Cabdalla Cuteybi,...

