Monday, February 2, 2026

CAALAMKA

Turkiga oo diyaarado casri ah keenay Muqdisho iyo Qorsho kale.

Wargeyska The Middle East Eye ayaa waxaa uu si rasmi ah u qiray in Turkigu maalintii Arbacadii magaalada...

Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta gaaray...

Madaxa Hay’adda SODMA iyo Safiirka Masar ee Soomaaliya oo yeeshay kulan muhiim ah.

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka (SODMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan muhiim ah magaalada Muqdisho kula yeeshay Safiirka...

RW Xamsa Cabdi Bare oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Turkiga.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda dowladda...

Soomaaliya oo soo dhaweysay taageerada Masar.

Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhaweysey dhambaal ka soo baxay dowladda Masar, kaas oo ay taageero ugu muujisay dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan dhanka amniga iyo...

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS oo kulan la qaatay Wakiilka UNDP ee Somaliya.

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Wakiilka UNDP ee Somaliya.Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukumadda Fedaraalka Soomaaliya,...

Dalka Eswatini oo 32 Sarkaal Boolis ah usoo Diray Soomaaliya si ay uga Qaybqaataan Hawlgalka Nabadsugidda AUSSOM.

Boqortooyada Eswatini ayaa si rasmi ah u shaacisay dirista 32 askari oo boolis ah oo ku biiraya qeybta booliska ee Hawlgalka Midowga Afrika ee...

MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galaaya kalafadhiga 80aad ee Golaha Guud QM.

Magaalada New York ayaa martigelinaysa kalfadhiga 80aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, kaas oo si rasmi ah u furmi doona berri, 22ka Sebtembar...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo taageero u muujiyey Ilhan Omar.

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Ahmed Moallim Fiqi, ayaa si cad ugu muujiyey taageero Congress-woman Ilhan Omar oo laga soo doorto gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka,...

Wasiirka Dekedaha XFS oo kulan la qaatay wasiirka warshadaha Turkiga.

Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Mudane Abdulkadir Mohamed Nur, ayaa maanta magaalada Istanbul kulan kula yeeshay Wasiirka Wasaaradda Warshadaha iyo Tiknoolajiyada ee Jamhuuriyadda...