CAALAMKA
Turkiga oo diyaarado casri ah keenay Muqdisho iyo Qorsho kale.
Wargeyska The Middle East Eye ayaa waxaa uu si rasmi ah u qiray in Turkigu maalintii Arbacadii magaalada...
Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta gaaray...
Madaxa Hay’adda SODMA iyo Safiirka Masar ee Soomaaliya oo yeeshay kulan muhiim ah.
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka (SODMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan muhiim ah magaalada Muqdisho kula yeeshay Safiirka...
RW Xamsa Cabdi Bare oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Turkiga.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda dowladda...
Taliyaha ciidanka Booliiska oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya.
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa la kulmay Safiirka Midowga Yurub (EU) ee Soomaaliya Francesca Di Mauro.Kulanka ayaa looga hadlay...
Soomaaliya iyo Sweden oo isku khilaafay heshiis qarsoodi ah oo Soomaali badan lagusoo masaafuriyay.
Heshiis qarsoodi ah oo ay wada galeen Dowladaha Sweden iyo Soomaaliya ayaa sababay khilaaf xooggan oo dhexmaray hay’adaha dowladda Sweden iyo sidoo kale labada...
Ciidammada Badda ee Israa’iil oo joojiyay doonyo gargaar sida oo ku wajahnaa Qasa.
Ciidanka badda Israa’iil ayaa joojiyay doonyo gargaar u waday Qasa waxaana la xidhay dadkii doontaas saarnaa oo ay ka mid tahay Greta Thunberg oo...
Duqa Muqdisho oo qaabilay wafdi ka socda Jaamacadda Carabta.
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa qaabilay wafdi ka socda Laanta Ururka Jaamacadda Carabta u xilsaaran Waxbarashada,...
Trump iyo Netanyahu oo isku raacay qorshaha nabadda ee Qasa.
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay inay ku heshiiyeen qorshe cusub oo nabadeed oo loo sameeyo Qasa, iyagoo...
RW Xamsa oo qaabilay Safiirka Dalka Jarmalka u jooga Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowladda Jarmalka u qaabilsan Soomaaliya mudane Sebastian Groth, iyagoo...

