CAALAMKA
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka.
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa Magaalada Jiddah uga kulan looga hadlaayay qodobbo dhowr...
Pakistan oo sheegtay in ay maleeshiyaad ku dishay xuduudda Afghanistan.
Ciidamada qalabka sida ee Pakistan ayaa sheegay in 10 dagaalyahan lagu dilay howlgal laga fuliyay degmada Zhob.Militariga...
Madaxweyne Geelle oo Cambaareeyay Saldhigga Israa’iil ee Berbera.
Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa maqaal uu dhawaan ku qoray Jeune Afrique si cad uga hadlay arrimaha...
Danjire Cabdinuur Daahir oo waraaqihii aqoonsiga u gudbiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Azerbaijan.
Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doona Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa si rasmi...
Meydadka dad tahriibayaal ah oo laga helay Liibiya iyo Giriigga.
Sideed ruux oo mayd ayaa laga helay biyaha badaha ee Liibiya iyo Giriiga, xilli tirada dadka socotada ah ee ku dhintay badda Mediterranean-ka ay...
Xamaas oo dib u qabsatay qeybo badan oo Qasa ah.
Markii xabbad-joojin ay soo rogtay dowladda Maraykanka oo ay hakinaysay dagaalkii Qasa bishii Oktoobar ee la soo dhaafay, dagaalkii Xamaas ee ka dhanka ahaa...
Xiisad dagaal oo ka soo cusboonaatay xuduuda Itoobiya iyo Eritrea.
Xiisad amni oo sii kordheysa ayaa laga dareemayaa waqooyiga Tigray, iyadoo dhaq-dhaqaaqyo ciidan iyo cabsi dagaal dib u soo cusboonaaday ay walaac ku abuureen...
Q.M oo ku baaqay in Tanaasul ay muujiyaan madaxda DFS iyo hoggaanka Mucaaradka.
Qaramada Midoobay ayaa bogaadisay wadahadalladii u dhexeeyay xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka, kuwaas oo looga gol leeyahay in xal looga gaaro khilaafaadka siyaasadeed...
Soomaaliya oo loo ogolaaday inay bixiso Baasaboorka Bulshada Bariga Afrika.
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Tanzania, isla markaana ah Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC), Danjire Ilyaas Cali...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo wadahal Teleefanka ah la yeeshay Amiirka dalka Qatar.
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadahadal miro dhal ah oo khadka taleefanka ah la yeeshay Amiirka Dowladda Qatar, Mudane Sheekh Tamiim Bin Hamad...

