Monday, March 16, 2026

CAALAMKA

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka.

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa Magaalada Jiddah uga kulan looga hadlaayay qodobbo dhowr...

Pakistan oo sheegtay in ay maleeshiyaad ku dishay xuduudda Afghanistan.

Ciidamada qalabka sida ee Pakistan ayaa sheegay in 10 dagaalyahan lagu dilay howlgal laga fuliyay degmada Zhob.Militariga...

Madaxweyne Geelle oo Cambaareeyay Saldhigga Israa’iil ee Berbera.

Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa maqaal uu dhawaan ku qoray Jeune Afrique si cad uga hadlay arrimaha...

Danjire Cabdinuur Daahir oo waraaqihii aqoonsiga u gudbiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Azerbaijan.

Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doona Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa si rasmi...

Soomaaliya iyo Kasakhstan oo iska kaashanaya sahminta Shidaalka.

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Kazakhstan danjire Fatxudiin Cali Maxamed ayaa kulan heer sare ah kula yeeshay magaalada Astana mas’uuliyiin sare oo...

Madaxweynaha Israa’iil oo yimid dal Soomaaliya daris la ah.

Madaxweynaha Israa’iil, Isaac Herzog, ayaa Arbacada saaka ah yimid magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya.Waa booqasho rasmi ah oo uu madaxweynaha Israa’iil ku...

Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Dowladda Kuwait Munaasabadda Maalinta Qarankeeda.

Munaasabadda Maalinta Qaranka ee Dowladda Kuwait awgeed, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa Amiirka Dowladda Kuwait, Sheikh Meshal Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo madaxtooyada Qaranka ku qaabilay xubin sare oo ka tirsan Qoyska boqortooyada Ingiriiska.

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Marwo Sophie (Duchess of Edinburgh) oo ah xubin sare oo ka...

Guddoomiyaha SoDMA oo Muqdisho ku soo dhoweeyay wafdi sare oo ka socda Sweden.

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Xarunta Qaran ee Gurmadka Degdegga ah (NEOC) ku soo dhoweeyay wafdi uu hoggaaminayo...

DFS oo cambaareysay dad lagu dilay Nigeria.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay weerarro argagixiso oo ka dhacay gobolka Zamfara ee dalka Nigeria, kuwaas oo sababay dhimashada in ka...