WARARKA
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Booqasho Sharafeed ugu Tegay Madaxweynihii Hore ee Koonfur Afrika.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa booqasho sharafeed...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay wafdi oo ka socda Hay’adda Horumarinta iyo Iskaashiga Switzerland.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka...
Ra’iisul Wsaaraha XJFS oo xarigga ka jaray waddo casri ah oo laga hirgaliyey Degmada Wadajir ee Muqdisho.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray waddo casri ah oo...
Barlamaanka Puntland oo taageeray joojinta waxka beddelka dastuurka Somalia.
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Cabdirisaaq Axmed Siciid oo uu weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Hon Mohamed Mahamud...
Maydka Raila Odinga oo maanta la geeyay Nairobi
Diyaarad siday Maydka hoggaamiyihii mucaaradka Kenya ahaana Ra’iisul Wasaarihii hore ee Kenya, Raila Odinga ayaa maanta ka degtay Garoonka Caalamiga ah ee Jomo Kenyatta,...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Shir-Guddoomiyey Shirka Golaha Wasiiradda Dowladda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, kaas oo diiradda lagu saaray dardargelinta qorshayaasha...
Banaanbixii Mucaaradka ay maanta qorsheeyeen inuu ka dhaco Muqdisho oo markale Baaqday
Waxaa maanta markale baaqday banaanbixii mucaaradka ee lagu balansanaa inuu ka dhaco magaalada Muqdisho, kaas oo lagu sheegay inuu ahaa muujin ka dhan ah...
Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koofur Afrika iyo dilalka oo kordhay.
Wararka naga soo gaaraya dalka Koofur Afrika ayaa sheegaya in ganacsade Soomaaliyeed, Shool Mohamed Cadde, lagu dilay dukaan uu ku lahaa xaafad ka tirsan...
YouTube ayaa sheegtay in ay dib u soo celisay adeegii kadib markii ay khalkhal galisay qulqulka caalamiga ah
Youtube-ka ayaa sheegay in ay xalliyeen mashaakil ka haysta shabakadeeda iyo app-keeda kadib markii boqolaal kun oo isticmaalayaasha adduunka oo dhan ah ay iskood...
Wasaaradda Qorshaynta iyo WFP oo yeeshay kulan ku saabsan Qorshaha Istiraatiijiyadeed ee Hay’adda 2026–2030
Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS ayaa kulan ku aaddan wadatashiga Qorshaha Istiraatiijiyadda 5-sano ee soo socota la yeelatay Hay’adda Cuntada Adduunka (WFP).Kulanka...

