WARARKA
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Booqasho Sharafeed ugu Tegay Madaxweynihii Hore ee Koonfur Afrika.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa booqasho sharafeed...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay wafdi oo ka socda Hay’adda Horumarinta iyo Iskaashiga Switzerland.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka...
Ra’iisul Wsaaraha XJFS oo xarigga ka jaray waddo casri ah oo laga hirgaliyey Degmada Wadajir ee Muqdisho.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray waddo casri ah oo...
Barlamaanka Puntland oo taageeray joojinta waxka beddelka dastuurka Somalia.
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Cabdirisaaq Axmed Siciid oo uu weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Hon Mohamed Mahamud...
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeybgalay tacsida R/Wasaarihii hore ee Kenya Raila Odinga.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay tacsida Raiisul Wasaarihii hore ee Jamhuuriyadda Kenya, Raila Amolo Odinga.Madaxweynaha ayaa uga...
Hirshabeelle oo ka hadashay weerar khasaare geystay oo ka dhacay tuulooyin hoostaga Jowhar.
Taliska ciidanka Booliiska ee degmada Jowhar ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay weerar khasaare kala duwan geystay oo Shalay ka dhacay tuulada Mareereey oo...
Madaxda Qaranka oo lagu wado inay Gaaraan Magaaada Laas-Caanood.
Magaalada Laascaanood ayaa maanta isu bedeshay xarun si weyn looga dareemayo diyaargarow siyaasadeed, amni iyo mid bulsho, iyadoo la filayo in maalmaha soo socda...
Wiil Soomaaliyeed oo Loo Qabtay Geerida Wiil 17-Jir Ukrainian ah.
Booliska Ireland (Gardaí) ayaa baaritaan ballaaran ku haya dhacdo naxdin leh oo ka dhacday xarun lagu hayo carruurta magangalyo-doonka ah oo ku taalla deegaanka...
Madaxweynaha JFS oo Qaabilay Xildhibaanada Soomaaliya ku Meteli doona Baarlamaanka (EAC).
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay xubnaha cusub ee la doortay ee Soomaaliya ku metelaya Baarlamaanka...
Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka oo Kulan la qaatay Xildhibaanada matalaya Urur gobaleedka Afrika
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Frderaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Xildhibaanadda Soomaaliya ku meteli doona Baarlamaanka...

