WARARKA
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Booqasho Sharafeed ugu Tegay Madaxweynihii Hore ee Koonfur Afrika.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa booqasho sharafeed...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay wafdi oo ka socda Hay’adda Horumarinta iyo Iskaashiga Switzerland.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka...
Ra’iisul Wsaaraha XJFS oo xarigga ka jaray waddo casri ah oo laga hirgaliyey Degmada Wadajir ee Muqdisho.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray waddo casri ah oo...
Barlamaanka Puntland oo taageeray joojinta waxka beddelka dastuurka Somalia.
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Cabdirisaaq Axmed Siciid oo uu weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Hon Mohamed Mahamud...
Xildhibaanada BFS oo ansixiyay Heshiiska Aaga ganacsiga xorta ah ee Qaaradda Afrika.
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyey Heshiiska Aaga ganacsiga xorta ah ee Qaaradda Afrika, waxaana ogolaatay 145-Xildhibaan, hal Xildhibaan ayaa...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo safar shaqo ku jooga dalka Masar, ayaa la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee...
Madaxweyne Firdhiye oo soo magacaabay golihiisa wasiirrada oo ka kooban 21 xubnood
Madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdiqaadir Axmed Cali (Firdhiye), ayaa magacaabay Golihiisa Wasiirrada oo ka kooban 21 xubnood, sida lagu sheegay wareegto kasoo baxday...
Tahriibayaal ay Soomaali ka mid yihiin oo ku dhintay xeebaha Talyaaniga
Dooni tahriibayaal ah oo ay la socdeen ku dhowaad 35 qof oo ka soo shiraacatay Liibiya ayaa ku degtay bartamaha Mediterranean-ka, waxaana la xaqiijiyay...
Ra’iisul Wasaaraha dalka oo Khudbad ka jeediyey Shirka Nabadda iyo Horumarka Afrika.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre, oo maanta khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka 5-aad ee Nabadda iyo Horumarka Afrika oo...
Golaha Wasiirada Hirshabeelle oo ka shiray Amniga & Mahashaariicda Jowhar.
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa shir-guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay arrimo dhowr ah.Ugu horreyn Wasiirka Wasaaradda Amniga...

