Wednesday, February 4, 2026

WARARKA

Ra’iisul Wsaaraha XJFS oo xarigga ka jaray waddo casri ah oo laga hirgaliyey Degmada Wadajir ee Muqdisho.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray waddo casri ah oo...

Barlamaanka Puntland oo taageeray joojinta waxka beddelka dastuurka Somalia.

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Cabdirisaaq Axmed Siciid oo uu weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Hon Mohamed Mahamud...

Dil toogasho ah oo maanta lagu dilay Hodan oo horey u dishay Saabiriin Saylan oo aheyd 13 sano jir.

Maamulka Puntland ayaa maanta xukun qisaas ah ku fulisey Marxuumad Hodan Maxamuud Diiriye, Ina Xaawo Xasan, 34 sano...

Baarlamaanka Soomaaliya oo dood adag ka yeelanaya arrimaha Dastuurka oo muran ka taagan.

Maanta ayaa la filayaa in Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu yeesho dood adag oo ku saabsan meel-marinta iyo ansixinta...

Madasha Mucaaradka oo eed culus u jeedisay Madaxtooyada.

Madasha Mucaaradka ee Samatabixinta Soomaaliyeed (M.S.S) ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku cambaareysay xarig iyo afduub ay ku tilmaantay mid sharci-darro ah oo lagu...

Trump oo sheegay in ‘heshiis nabadeed oo weyn’ lagu saxiixi doono Malaysia.

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa hadda ka soo degay diyaarada Air Force One ka dib markii uu gaaray garoonka caalamiga ah ee Kuala Lumpur,...

Duqa Muqdisho oo kulan la qaatay Xildhibaanno ka tirsan Labada Gole ee BFS.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xalay kulan casho sharaf ku maamuusay xildhibaanno ka tirsan labada gole ee...

MW Xasan Sheekh oo kormeeray xarunta dhexe ee Hay’adda Socdaalka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeeray xarunta dhexe ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya, si uu ugu kuur galo howlaha...

Ra’iisulwasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Turkiga u fadhiya Muqdisho.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay Danjiraha Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Alper Aktaş, oo ay weheliyaan...

Isimada Gobolka Bari oo soo saaray war murtiyeed ku saabsan xaaladda Puntland.

Shir maalmo u socday isimada dhaqanka ee Gobolka Bari ee magaalada Boosaaso ayaa lagu soo gabagabeeyay war murtiyeed ay kaga hadlayeen xaaladda guud ee...