WARARKA
Ra’iisul Wsaaraha XJFS oo xarigga ka jaray waddo casri ah oo laga hirgaliyey Degmada Wadajir ee Muqdisho.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray waddo casri ah oo...
Barlamaanka Puntland oo taageeray joojinta waxka beddelka dastuurka Somalia.
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Cabdirisaaq Axmed Siciid oo uu weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Hon Mohamed Mahamud...
Dil toogasho ah oo maanta lagu dilay Hodan oo horey u dishay Saabiriin Saylan oo aheyd 13 sano jir.
Maamulka Puntland ayaa maanta xukun qisaas ah ku fulisey Marxuumad Hodan Maxamuud Diiriye, Ina Xaawo Xasan, 34 sano...
Baarlamaanka Soomaaliya oo dood adag ka yeelanaya arrimaha Dastuurka oo muran ka taagan.
Maanta ayaa la filayaa in Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu yeesho dood adag oo ku saabsan meel-marinta iyo ansixinta...
Madaxweyne Deni oo wajahaya culeys Siyaasadeed oo ka imaanaya Mucaaradka iyo Isimada Dhaqanka.
Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa wajahaya culeys siyaasadeed oo sii xoogeysanaya, kadib markii isimada dhaqanka iyo xisbiyada mucaaradka qaarkood ay si rasmi...
Masar iyo hay’adda laanqeeyrta cas oo ku biiray baadigoobka meydadka Qaza.
Kooxo ka socda Masar iyo hay’adda Laanqeyrta Cas ee Caalamiga ah (ICRC) ayaa loo oggolaaday inay raadiyaan meydadka la haystayaashii la qafaashay intii lagu...
Macawiisleyda gobolka Hiiraan oo weerar khasaare lagu gaarsiiyay Al-shabaab ka fuliyay deegaanka Goobo.
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar culus oo Xalay fiidkii hore ciidanka Macawiisleeyda gobolka Hiiraan ku qaadeen fariisimo kooxda Al-shabaab ku laheyd deegaanka...
Soomaaliya iyo Itoobiya oo yeeshay wada hadallo lagu sii xoojinayo xiriirkooda labo geesoodka ah.
Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa yeeshay wado wadahadallo lagu xoojinayo xiriirka laba geesoodka ah, kaddib markii ay soo afjareen colaaddii u dhaxaysay muddo sanad iyo...
Wasaaradda Warfaafinta oo dowladda Turkiga Ka guddoontay Qalab warbaahin oo Casri ah.
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa qalab casri ah oo Warbaahineed ka guddoomay Danjiraha Jamhuuriyadda Turkiga...
Guddiga Doorashooyinka oo degmada Cadale ka bilaabay ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha.
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta degmada Cadale ee Gobolka Shabeellada Dhexe ka daahfuray ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha.Masuuliyiinta Guddiga Madaxa Bannaan...

