Tuesday, February 3, 2026

WARARKA

Barlamaanka Puntland oo taageeray joojinta waxka beddelka dastuurka Somalia.

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Cabdirisaaq Axmed Siciid oo uu weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Hon Mohamed Mahamud...

Dil toogasho ah oo maanta lagu dilay Hodan oo horey u dishay Saabiriin Saylan oo aheyd 13 sano jir.

Maamulka Puntland ayaa maanta xukun qisaas ah ku fulisey Marxuumad Hodan Maxamuud Diiriye, Ina Xaawo Xasan, 34 sano...

Baarlamaanka Soomaaliya oo dood adag ka yeelanaya arrimaha Dastuurka oo muran ka taagan.

Maanta ayaa la filayaa in Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu yeesho dood adag oo ku saabsan meel-marinta iyo ansixinta...

Q.M oo ku baaqay in Deni iyo Axmed Madoobe loo ogolaado inay yimaadaan Muqdisho.

War uu soo saaray Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNTMIS ayaa si xooggan ugu dhiirrigeliyay dhammaan dhinacyada siyaasadda...

Diyaarado dagaal oo duqeymo culus ka fuliyay duuleedka degmada Ceel baraf.

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay Xalay duqeymo culus ku beegsadeen fariisimo kooxda Al-shabaab ku leeyihiin deegaano hoostaga...

Wasiirada Hirshabeelle oo Ansixiyay filashada Misaaniyadda 2026.

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa shir-guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada Hirshabeelle.Ugu horeyn waxaa shirka Golaha lagu dhaariyey Wasiirka Shaqadda iyo...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Dhagax-Dhigay Isbitaalka Laga Dhisayo Degmada Garasbaaleey.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha Isbitaal cusub oo ballaaran, kaas oo laga hirgelinayo degmada Garasbaaleey.Isbitaalkan oo noqonaya mid...

Iiraan oo ku tilmaantay Maraykanka soo saaraha ugu khatarta badan Nukliyeerka.

Maalin uun ka dib markii uu madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu amray in dib loo bilaabo tijaabooyinka hubka Nukliyeerka, ayuu wasiirka arrimaha dibadda Iiraan...

Hooyo iyo caruurteeda oo dil iyo dhaawac loogu geystay Gobolka Mudug.

Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa xaqiijinaya in Allaha u naxariistee Hooyo Madiino Jimcaale Wehliye caawa lagu dilay inta u dhaxeysa deegaanada Xinlabi...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Maamulka Gobolka Banaadir.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), oo guddoomiyey shirka toddobaadlaha ah, ayaa ugu baaqay Maamullada Degmooyinka Caasimadda inay...