WARARKA
Barlamaanka Puntland oo taageeray joojinta waxka beddelka dastuurka Somalia.
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Cabdirisaaq Axmed Siciid oo uu weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Hon Mohamed Mahamud...
Dil toogasho ah oo maanta lagu dilay Hodan oo horey u dishay Saabiriin Saylan oo aheyd 13 sano jir.
Maamulka Puntland ayaa maanta xukun qisaas ah ku fulisey Marxuumad Hodan Maxamuud Diiriye, Ina Xaawo Xasan, 34 sano...
Baarlamaanka Soomaaliya oo dood adag ka yeelanaya arrimaha Dastuurka oo muran ka taagan.
Maanta ayaa la filayaa in Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu yeesho dood adag oo ku saabsan meel-marinta iyo ansixinta...
Q.M oo ku baaqay in Deni iyo Axmed Madoobe loo ogolaado inay yimaadaan Muqdisho.
War uu soo saaray Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNTMIS ayaa si xooggan ugu dhiirrigeliyay dhammaan dhinacyada siyaasadda...
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Bilad gaar ah guddonsiyay RW Xamsa.
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, guddoonsiiyey haddiyad gaar ah...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo warqadaha aqoonsiga danjirennimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Masar.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalan Cabdi Cali, ayaa maanta xafiiskiisa kaga guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirennimo, Safiirka cusub...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka XFS oo ka hadlay shirka Ilaalinta iyo Daryeelka Bulshada.
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka hadlay kulan looga hadlayay Barnaamijka Ilaalinta iyo Daryeelka Bulshada, oo ay...
Isbahaysiga Dimuquraadiga Soomaaliyeed oo Madaxweynaha ugu baaqay inuu dib u dhigo doorashada Gobolka Banaadir.
Golaha Isbahaysiga Dimuquraadiga Soomaaliyeed (SDA), oo ay ku mideysan yihiin 23 urur siyaasadeed oo ay horkacayaan siyaasiyiin caan ah ayaa ugu Baaqay Madaxweyne Xasan...
Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo ka wada hadlay dib u dhiska xabsiyada dalka.
Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya, Marwo Francesca...
Puntland oo si iskeed ah u qaadday nidaam dal-ku-gal gaar ah (VISO).
Puntland ayaa si iskeed ah u hirgeliyay nidaam dal-ku-gal, kaas oo dadka socdaalka ku taga gobolka looga qaadayo $60. Qiimahan ayaa aad ugu dhow...

