WARARKA
Dil toogasho ah oo maanta lagu dilay Hodan oo horey u dishay Saabiriin Saylan oo aheyd 13 sano jir.
Maamulka Puntland ayaa maanta xukun qisaas ah ku fulisey Marxuumad Hodan Maxamuud Diiriye, Ina Xaawo Xasan, 34 sano...
Baarlamaanka Soomaaliya oo dood adag ka yeelanaya arrimaha Dastuurka oo muran ka taagan.
Maanta ayaa la filayaa in Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu yeesho dood adag oo ku saabsan meel-marinta iyo ansixinta...
Q.M oo ku baaqay in Deni iyo Axmed Madoobe loo ogolaado inay yimaadaan Muqdisho.
War uu soo saaray Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNTMIS ayaa si xooggan ugu dhiirrigeliyay dhammaan dhinacyada siyaasadda...
Safaaradda Talyaaniga ee Tehran oo joojisay adeegyadii ay qaban jirtay.
Safaaradda Talyaaniga ee Tehran ayaa joojisay adeegyada qunsuliyadeed. Safaaradda Talyaaniga ee Tehran waxay ku dhawaaqday in ay joojisay...
Puntland oo iska fogeysay in Boosaaso loogu duulo Dalka Suudaan.
Warsaxaafadeed ka soo baxay maamulka Puntland ayaa waxaa ay iska fogeeyeen eedeyn uu wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi u jeediyay, taasi oo aheyd...
Israa’iil oo xirtay xuduuda ay la wadaagto Masar.
Wasiirka Difaaca Israa’iil, Yisrael Katz, ayaa Khamiistii ku dhawaaqay in uu amar ku bixiyay in ciidamada ay xiraan xadka u dhaxeeya Israa’iil iyo Masar...
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo baaritaan ku sameenaysa hooyo ku hor umushay irida hore Isbitaalka Banaadir.
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inay bilowday baaritaan degdeg ah oo ku saabsan dhacdadii murugada lahayd ee hooyo Soomaaliyeed...
Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Rajo Kaaba waa mashruuc Qaran”.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cali Barre, ayaa daahfuray Mashruuca “Rajo Kaaba”, oo ah barnaamij deeq waxbarasho oo loogu talagalay haweenka...
Kooxda degmada Howlwadaag oo ku guulaysatay tartanka degmooyinka gobolka Banaadir.
Waxaa goordhow soo gaba-gaboobay ciyaartii kama dambaysta ahayd ee dhex martay kooxaha degmooyinka Howlwadaag iyo Warsheekh. Kooxda degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir ayaa ku...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga.
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa shir guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee Hoggaannada, Fadhiyada Madaxa-banaan iyo Qeybaha Boliiska Soomaaliyeed.Kulanka waxaa...

