Tuesday, February 3, 2026

WARARKA

Dil toogasho ah oo maanta lagu dilay Hodan oo horey u dishay Saabiriin Saylan oo aheyd 13 sano jir.

Maamulka Puntland ayaa maanta xukun qisaas ah ku fulisey Marxuumad Hodan Maxamuud Diiriye, Ina Xaawo Xasan, 34 sano...

Baarlamaanka Soomaaliya oo dood adag ka yeelanaya arrimaha Dastuurka oo muran ka taagan.

Maanta ayaa la filayaa in Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu yeesho dood adag oo ku saabsan meel-marinta iyo ansixinta...

Q.M oo ku baaqay in Deni iyo Axmed Madoobe loo ogolaado inay yimaadaan Muqdisho.

War uu soo saaray Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNTMIS ayaa si xooggan ugu dhiirrigeliyay dhammaan dhinacyada siyaasadda...

Safaaradda Talyaaniga ee Tehran oo joojisay adeegyadii ay qaban jirtay.

Safaaradda Talyaaniga ee Tehran ayaa joojisay adeegyada qunsuliyadeed. Safaaradda Talyaaniga ee Tehran waxay ku dhawaaqday in ay joojisay...

Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay saraakiil sare oo ka socotay Ururka Dalxiiska Caalamiga ee Qaramada Midoobay.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiske ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa magaalada Riyadh ee dalka Boqortooyada Sacuudiga oo uu ka...

Madaxweyne Firdhiye oo magacaabay Guddi wadaxaajood la gala Soomaaliland.

Madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari, Cabdiqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye), ayaa maanta magacaabay Guddiga Nabadda iyo Wadaxaajoodka, guddigan oo ka kooban toddobo xubnood oo lagu...

Dab ka kacay Turkiga oo ay dad ku dhinteen.

Dab ka kacay bakhaar lagu iibiyo barafuunka oo ku yaalla waqooyi-galbeed ee dalka Turkiga ayaa waxaa ku dhintay lix qof.Dabka ayaa ka kacay 09:05...

RW Ku xigeenka dalka“Maalgelinta cimiladu ma aha sadaqo, ee waa iskaashi loogu talagalay isbeddel iyo xalal-waara.”

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa khudbad ka jeediyay kulan lagu xusayay 10 sano guurada Heshiiska Paris, kaas...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo WFP kala hadlay Isuduwidda Howlaha Gargaarka.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabi Cali, ayaa maanta oo Sabti ah ku qaabilay xafiiskiisa Wakiilka ahna Agaasimaha Hay’adda Qaramada Midoobay...

Maareeyaha Dekadda Muqdisho oo kormeeray qeybaha kala duwan ee Dekadda.

Maareeyaha Dekadda Muqdisho Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) oo ku guda jira howl maalmeedkiisa ayaa isla xisaabtan shaqo, ku tagay qeybaha kala duwan ee...