Tuesday, February 3, 2026

WARARKA

Q.M oo ku baaqay in Deni iyo Axmed Madoobe loo ogolaado inay yimaadaan Muqdisho.

War uu soo saaray Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNTMIS ayaa si xooggan ugu dhiirrigeliyay dhammaan dhinacyada siyaasadda...

Safaaradda Talyaaniga ee Tehran oo joojisay adeegyadii ay qaban jirtay.

Safaaradda Talyaaniga ee Tehran ayaa joojisay adeegyada qunsuliyadeed. Safaaradda Talyaaniga ee Tehran waxay ku dhawaaqday in ay joojisay...

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo ka hadlay diyaaradaha la celiyay iyo wadahadalada.

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo maanta soo saaray warsaxaafadeed ayaa waxaa ay ugu ka hadleen xaaladda diyaaradihii la...

Hay’adda SoDMA oo qabatay shirka ka jawaabista deg degga ee Abaaraha.

Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay shir qaran oo diiradda lagu saaray ka-jawaabista degdegga ah ee abaaraha iyo xoojinta...

Madaxweyneyaasha Masar iyo Kenya oo ka wada hadlay xaaladda Soomaaliya iyo Geeska Afrika.

Madaxweynaha Masar, Cabdulfataax Al-Sisi, ayaa khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha Kenya, William Ruto, iyagoo si gaar ah uga wada hadlay xaaladda Soomaaliya iyo guud...

MW Xasan Sheekh oo Kullan la-qaatay Dhigiisa Al Jeeriya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maalintii Labaad booqasho rasmi ah ku jooga dalka Aljeeriya ayaa maanta si diirran loogu soo...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo qaabilay Safiirka Jarmalka u fadhiya Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Jarmalka u fadhiya Soomaaliya, Sebastian Groth.Kulanka, ayaa looga...

Faahfaahino kasoo baxaya dagaal xoogan oo ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud.

Warar dheeraad ah ayaa laga helaya dagaal xoogan oo deegaano hoostaga degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ku dhexmaray ciidamo ka tirsan kuwa Macawiisleyda iyo...

Safiirka Soomaaliya ee Congo, oo Madaxweynaha DRC u gudbiyey waraaqihiisa aqoonsiga.

Safiirka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo (DRC), Ilyas Cali Xasan, ayaa si rasmi ah ugu wareejiyay waraaqihiisa aqoonsiga Madaxweynaha DRC, Félix...

Duqa Muqdisho oo qaabilay taliyaha hawlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya.

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta xarunta Dowladda hoose ee Muqdisho ku qaabilay wefdi uu...