WARARKA
Q.M oo ku baaqay in Deni iyo Axmed Madoobe loo ogolaado inay yimaadaan Muqdisho.
War uu soo saaray Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNTMIS ayaa si xooggan ugu dhiirrigeliyay dhammaan dhinacyada siyaasadda...
Safaaradda Talyaaniga ee Tehran oo joojisay adeegyadii ay qaban jirtay.
Safaaradda Talyaaniga ee Tehran ayaa joojisay adeegyada qunsuliyadeed. Safaaradda Talyaaniga ee Tehran waxay ku dhawaaqday in ay joojisay...
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo ka hadlay diyaaradaha la celiyay iyo wadahadalada.
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo maanta soo saaray warsaxaafadeed ayaa waxaa ay ugu ka hadleen xaaladda diyaaradihii la...
Hay’adda SoDMA oo qabatay shirka ka jawaabista deg degga ee Abaaraha.
Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay shir qaran oo diiradda lagu saaray ka-jawaabista degdegga ah ee abaaraha iyo xoojinta...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya,...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyey munaasabadda xuska maalinta Macallinka Soomaaliyeed.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey munaasabadda Maalinta Macallinka Soomaaliyeed ee 21-ka Nofeembar oo ka dhacday Garoonka Ciyaaraha...
Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koofur Afrika.
Alle ha u naxariistee, Maxamuud Cabdi Cusmaan, oo ka mid ahaa ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Koofur Afrika, ayaa xalay lagu dilay gudaha...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo u diray macalimiinta Soomaaliyeed.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray dhammaan macallimiinta Soomaaliyeed munaasabadda 21-ka November awgeed oo ah maalin ku...
Booliska G/Banaadir oo gacanta kuso dhigay Haweeney Ku eedeysan Inay Dishay Ninkeeda.
Ciidamada Booliiska Gobolka Banaadir, gaar ahaan kuwa ka howlgala degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku soo dhigay haweeney ku eedeysan dilka ninkeeda.Ciidamada...
Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada.
Shirka 12-aad ee Hal-abuurka dunida ee xagga Waxbarashada (WISE),ayaa lagu wadaa 24-25 Noofambar lagu qabto Xarunta Shirarka Qaranka ee Magaalada Doha oo caasimad u...

