Monday, February 2, 2026

WARARKA

Q.M oo ku baaqay in Deni iyo Axmed Madoobe loo ogolaado inay yimaadaan Muqdisho.

War uu soo saaray Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNTMIS ayaa si xooggan ugu dhiirrigeliyay dhammaan dhinacyada siyaasadda...

Safaaradda Talyaaniga ee Tehran oo joojisay adeegyadii ay qaban jirtay.

Safaaradda Talyaaniga ee Tehran ayaa joojisay adeegyada qunsuliyadeed. Safaaradda Talyaaniga ee Tehran waxay ku dhawaaqday in ay joojisay...

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo ka hadlay diyaaradaha la celiyay iyo wadahadalada.

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo maanta soo saaray warsaxaafadeed ayaa waxaa ay ugu ka hadleen xaaladda diyaaradihii la...

Hay’adda SoDMA oo qabatay shirka ka jawaabista deg degga ee Abaaraha.

Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay shir qaran oo diiradda lagu saaray ka-jawaabista degdegga ah ee abaaraha iyo xoojinta...

Hirshabelle oo Balcad kusoo Gaba-gabeysay Wadatashigii Qorshaha Horumarinta Mudnaanta Degmada.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Hirshabelle ayaa degmada Balcad ku soo gebagebeeysay kulankii wadatashiga ee lagu diyaarinayay qorshaha horumarinta hortebinta degmada...

Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda.

Xiddigaha xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka yar tahay 17 sano ayaa galabta guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda oo ay isaga hor yimaadeen...

Madaxweynaha JFS oo daah-furaya shirweynaha 3-aad ee Culimada Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta daah-furay Shirweynaha 3-aad ee Culimada Soomaaliyeed, oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay Shirweynaha 2-aad ee Hay’adda Aqoonsiga (NIRA).

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay Shirweynaha 2-aad ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA).Shirkan sanadkan...

Israa’iil oo dishay sarkaal sare oo ka tirsan kooxda Xisbullah.

Milateriga Israa’iil ayaa dilay xubin sare oo ka tirsan kooxda Xisbullah ee dalka Lubnaan kadib weerar dhanka cirka ah oo ay ka fuliyeen duleedka...

MW Xasan Sheekh oo Madaxtooyada ku qaabilay Garsoore Cumar Cartan.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xusaya sumcadda iyo maamuuska uu dadka Soomaaliyeed u soo hoyey ayaa ku qaabilay Madaxtooyada Qaranka...